Xildhibaanada BFS oo maanta ka hadlaya xeerka Bangiga dhexe

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlaya wax ka badalka xeerka Bangiga dhexe ee Soomaaliya , xilli Saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen in Shaqsi Ajnabi ah loo Magacaabi doono Hogaanka Bangiga dhexe ee Soomaaliya.