DHAGEYSO:-Xukuumadda Somalia Oo U Digtay Shirkadaha Shisheeye

0

Mudane Cabdullahi Bidhaan Warsame Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya oo Xafiiska  Saxaafadda Kula hadlayay ayaa ka warbixiyay dhawaan Shirkado ay shati siisay Wasaaraddu .

Shir jaraaid uu ku qabtay Muqdisho ayuu kaga hadlayay dadaalka wasaaradd ay ugu jirto horumarinta howlaha horyaala.

“Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda federalka Soomaaliya waxay si daah furan u bixisay wajigii koowaad ee bixinta shatiga Kalluumaysiga iyadoona lagu bilaabay 31 Shirkadood oo laga leeyahay Dalkaas Shiinaha kuwaas oo baahi wayn u qaba Kalluunka nooca loo yaqaan Tuna-ha oo badena ku badan”. Ayuu yiri Wasiirka.