DHAGEYSO:-Shirweyne looga soo horjeedo Hogaanka Jubaland oo Muqdisho lagu qabtay

0

Caasimadda soomaaliya ee muqdisho waxaa lagu qabtay Shirweyne looga soo horjeedo Hogaanka Jubbaland ee xilgigiis sii dhamaanayo.

Shirka waxaa ka soo qayb galay madax horay xilaal uga soo qabtay dowladihii dalka soo maray odoyaaha dhaqanka beelaha dega jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo horjeeda in hogaamiye axmed madoobe mar kale talada jubbaland ku soo laabto.

Hoos ka dhageyso codka