DHAGEYSO:- Sheekh Caan ku ah ladagaalanka Jinka iyo Sixirka oo Garoowe soo garay

0

Sheekh Cabdi xaq oo loo Yaqaan Rusheeye ayaa Garoowe ka bilaabi doona Daweeynta dadka Xanuunsan,sida kuwa la sixray,isha iyo daweyn kale isago adeegsanaya Kitaabka Alle,

wuxu ka hadlay goorta uu bilaabi doono daweynta iyo kharashaadka dadka laga qaadayo.