DHAGEYSO:- Madaxweyne deni iyo ku xigeenkiisa oo qardho laga tageeray

0

Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayo madaxweynaha cusub ee puntland Dr. Siciid Cabudlaahi Dani iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi cismaan karaash ayaa ka qabsoontay Magaalada Qardho.

Duqa Qardho iyo qaar kamid ah waxgaradka Magaaladdas ayaa ka qayb galay munaasabada,