DHAGEYSO:- Maamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay Ololaha Isxilqaan

0

Gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada Gobalka Banaadir Basma Caamir oo ka hadashay Ololaha isxilqaan oo ka dhacay Matxafka qaranka.

Basma ayaa sheegtyay in uu ololahan yahay mid loga shaqaynayo Bilicda dalka gaar ahaan Muqdisho.