DHAGEYSO:- Faysal Cali Waraabe “Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi.

0

Gudoomiyaha xisbiga mucaradka ee Ucid faysal cali waraabe ayaa kawarbixiyeey shir ku dhexmaray hargeysa uruada mucaradka ah,isago ka hadlay dorrashadda somaliland,waxyabaha ka imaan karra haday dib u dhacdo.

“Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe