SAWIRO:- Madaxweyne Deni oo Issimadda Puntland Qado sharaf u sameyeey

0

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland maanta qado sharaf ugu sameyeey issimadda Puntland.

Kulanka Qado sharafta ah ayaa daarana xaladda Puntland iyo kala warqaadasho xaladda Xiligan Puntland ay marayso iyo isbadalka dhacay.

“Isdimadu waa laf-dhabarta Midnimada Puntland Waxaan Markasta waan kala tashan doonnaa wadajirka iyo walaalaynta dadka reer Puntland ayaa lagu yiri Qoraal kaso baxay xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland.