DHAGEYSO:- Wasiiro nooce ah ayuu Deni soo Magacaabi doona

0

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo aan weli la Caleemo saarin ayaa ka hadlayay qorshihiisa ku aadan sida uu kusoo Magacaabo lahaa Goihiisa Wasiirada.

Waxa uu sheegay in qorshihiisa uu yahay in uu soo Magacaabo Golo Wasiiro tayo leh,isla markaana Haweenka ay qoondo wanaagsan ku lahaan doonaan maadaama hal Haween ah ay ku jirto Baarlamaanka Puntland.