DHAGEYSO:-Sheekh Kenyaawi Oo Ka Hadlay Muxaadaradii Dadka Ku Dhaawacmeen

0

Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim Kenyawi ayaa ka hadlay kulankii muxaadarada ahaa ee Galabta uu ku qaban lahaa Hoolka Sahal taas oo dib u dhacday kadib markii dad ka badan Hoolka ay goobta muxaadarada tageen.

Isbuurashada dadka aawgeed ayaa Ciidamada ilaalada ka ah Hoolka Sahal rasaas ku fureen dadka Shacabka ah,waxana la xaqiijiyay in ilaa Saddex Ruux ay ku dhaawacmeen rasaastaas ay fureen ilaalada Hoolka Sahal.