DHAGEYSO:-Dadkii Ku Hanti Beelay Dadbkii Suuqa Bakaaraha Oo Caawinaad u Baahan

0

Ganacsatadii habeen ka hor ku hanti beeshay dadbkii ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan.

Waxa ay sheegeen in halkaasi uga burburtay hanti aad u badan, islamarkaana hadda ay meel eber ah ka taagan yihiin.