DAAWO:-Gurmadka loo fidinayo dadkii ku barakacay colaadii gobolka Sool oo weli socota

0

Kadib markii sanadkii hore ee 2018 ay dagaalo ku dhex mareen deegaano ka tirsan Koonfurta gobolka Sool malayshiyaad beeleedyo kasoo wada jeeda deegaano ka tirsan gobolka Sool ayaa waxaa dagaaladaasi ay sababeen in ay ku barakacaan kumanaan qoys, kuwaas oo xaalado kala duwan ay ku haystaan deegaano ka tirsan gobolka Sool.

Hadaba mid kamid ah hay’addaha samafalka ayaa deeq dawo iyo biyo isugu jirta gaadhsiiyey qaybo kamid ah deegaanada lagu barakacay, waxaana deeqdaasi ka mahad celiyey qoysaskii la gaadhsiiyey.