DHAGEYSO:- Xaaladda Barakacaayasha Muqdisho oo laga hadlay

0

Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka somaaliya ayaa magaaladda muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha gobalka Banaadir eng cabdiraxmaan yariisow,iyado kulankaas diirada lagu sarayeey sidi loo daryeeli lahaa dadka baraacayaasha ah ee kunol kamaamka magaaladda Muqdisho.