DHAGEYSO:- Shacabka Badhan oo tageeray Deni iyo Karaash

0

magaaladda Badhan ee gobalka sanaad ayaa maanta lagu qabtay munaasabad si heersare ah looso agaasimay,isla markaana lagu tageerayeey madaxweynaha cusub ee Puntland siciid Cabdulaahi deni,waxaana shacabku u rajeyeen inuu alle u fududeeyo madaxweynaha xilkaas cusub ee loo igmaday