DHAGEYSO:-Israsasayn dhexmaray ciidamo kawada ka tirsan Maamulka Somaliland

0

Waraarka laga helay masuul ka tirsan Maaulka somaliland ayaa sheegay in Dhul ay leedahay Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka oo xoog lagu dhisaayey uu joojin lahaa ay ka soo gaartay Dhaawac ka dib markii la rasaarseeyay.

Maxamuud cabdi Xeer-gooye oo ah Agaasime waaxeed ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa ku dhaawacmay rasaas lagu soo riday xili uu joojin lahaa Dhismo sharci darro ah oo ka socday wasaaradda Hormarinta Caafimaadka iyo Xiisad dhul oo laysku heystay, Kooxo maleeshiyeed oo hubeysan ayaa rasaas ku riday Agaasime waxeedka, Aagaasimaha Dhaawaca soo gaaray waa mid iska fudud maadaama uu ka soo gaaray labada boodood.