DHAGEYSO:-Ciidamo dilal ka geystay Shabeellaha Hoose oo Gacanta lagu dhigay

0

Ciidamadaan ayaa Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxa uu sheegay in ay ahaayeen kuwo dilal ka geystay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose Maxkamada Ciidamada qalabka sida ay ku guuleysatay in laoso xiro.

Waxa uu sheegay in todobaadkii la soo dhaafay Ciidamada Amaanka ay Shabeellaha Hoose kasoo xireen 6 Akari dad rayid ah dil u geystay,kuwaas oo qaarkood la Maxkadeeyay.