Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilka Ka Qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddi

0

Qoraal ka soo baxay Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu sheegay in xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh.

Guddiga ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka inuu ku tuntay sharuucda guddiga isla markaana uu guddoomiye ku xigeenka uu ku dhaqaaqay inuu dumiyo guddiga:

Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixnaa Guddoomiyaha guddiga iyo shan xubnood oo ka mid ah Guddiga doorashada.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here