Maamulka Soomaaliland Oo Ka Hor Timid Ceyrinta Nicholas Haysom

0

Somaliland ayaa ka soo horjeedsatay go’aankii ay dawladda federaalka Soomaaliya ay dalka uga saartay ergeyga  xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.

War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegan in go’aanka ay qaadatay dawladda federaalka Soomaaliya aanu khusayn Somaliland.