SAWIRRO:-Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyay Turkiga

0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/llaahi oo Xalay gaaray Magaalada Dalka Turkiga ayaa si diirran waxaa halkaasi ugu soo dhoweeyay xubno ka tirsan Baarlamanka Dalkaasi.

Mudane, Cabdi Xaashi iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin Dalka Turkiga waxay kulamo gaar ah kula qaadan doonaan Madaxda Baarlamaanka Adduunka, iyo qaar ka mid ah Madaxda Dalka Turkiga.