DHAGEYSO:- Aqoonyahan ka hadlay Khilaafka Farmaajo iyo Mursal

0

Mid kamid ah aqoonyahanadda Puntland kuna sugan Garoowe ayaa ka hadlay Xaladda siyaasadeed ee uu dalka wajahayo iyo khilaafka Guddoomiyaha Barlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuradda somaaliya Mudane Farmaajo.

Wuxuu sheegay in dalka dhibaatooyin kala duwan uu soo maray isla markaana aysan wakhtigan suura gal ahayn shacabkana aysan ku faraxsanayn mooshin iyo wax lamid ah.