DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Talaalka xoolaha Puntland

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu daahfurey Tallaalka iyo daaweynta Xoolaha ee deegaanada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kalmad kooban ka jeediyey daahfurka Tallaaka ayaa waxaa hadaladiisii ka mid ahaa,