DAAWO:- Eheladda Maxaabistii Tanzania lagso dayeey oo Farmaajo iyo Khayre u mahadceliyeey

0

xili dowladda hadda jirta ee Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ay fulisay qaar kamid ah balanqadyadii ku aadana maxaabista somaliyeed ee dalalka Caalamka ku xiran ayaa haddana maanta Maxaabis farabadan laga so dajiyeey muqdisho.

Eheladda qaar kamid ah Maxaabista laso dayeey oo Taleefoonka kula hadlay RW khayre ayaa farxad la ilmeyeey una mahadceliyeey Madaxda dowladda Somaaliya.

Hoos kadaawo Muwaadinad Qiiraysan