AKHRISO:- Puntland oo deganadeeda ka mamnuucday isticmaalka bacaha

0

Dawladda ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in laga bilaabo 15 bisha December deegaanada Puntland aan lagu arki karin bacda noocay doonto ha noqotee .

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ,Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indha gurran ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay mamnuuc ka tahay deegaanada Puntland isticmaalka Bacda ,iyadoo Xukuummadda doonaysa in bedelka bacda la dhiirigeliyo isticmaalka weelalka Saladaha oo ay soo saaraan shirkado dalka kuyaala,