DHAGEYSO:-Gudigii xalinta khilaafaadka Puntland oo Garowe kaga dhawaaqay war culus

0

Kadib markii maalmo ka hor uu soo magacaabay madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas gudida xalinta khilaafaadka Puntland oo ka kooban Sideed xubnood ayaa waxaa maanta gudaha magaalada Garoowe kulan ku yeeshay xubnaha gudidaasi oo guda galay shaqooyinkii loo igmaday, iyagoona soo saaray qodobo dhowr ah.