DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Baaarlamaanka Jubbaland oo banaanka soo dhigay sir u qarsoonayd hogaamiye axmed madoobe

0

Guddoomiyaha Baaarlamaanka Jubbalnd Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa faahfaahin ka bixiyey xeerkii siinaayey Axmed madoobe awood korarsi kaas oo sheegaya Musharaxii ay raaban inay Cayriyaan Xubnaha Baralamanka Jubbaland Xubinta Xildhibaanada laga qaadi karo taas oo ka caraysiisay qaar kamida Xildhibaanada jubbaland xili ay jiraan shirar u socda madaxda ugu sareeysa jubbaland