SAWIRRO:-Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Kenya oo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga

0

Dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya u Magacaawday Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Bsnaadir ahaan duqii Muqdisho Maxsmed Axmed Nuur Tarsan.

Mudane Tarsan ayaa Maalin ka hor garay Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Maanta Warqsdaha Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.