DHAGEYSO:-Guddiga amniga K/ Galbeed Oo la kulmay xubno ka tirsan DFS

0

Guddiga amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay kulan gaar ah magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kula qaatay saraakiil ka tirsan Wasaarada amniga Soomaaliya.

Kulankan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa Labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo la xariira ammaanka magaaladaasi.