DHAGEYSO:- Galmudug iyo Puntland oo Tababar lagu soo gabagabeyey Jabuuti

0

Dalka Jabuuti waxaa tababar ku saabsan nabadda ugu soo dhamaday dhinacyadda Puntland iyo Galmudug,kuwaas oo dowladda Jabuuti ku casuntay Dalkaas ,kaas oo kusaabsan Nabadda gobalka Mudug.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Xasan Maxamed Khaliif iyo Duqa Gaalkacyo Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo maanta dib ugu laabtay Gaalkacyo ayaa kawarbixiyeey tababarkii ay kusoo qaateen dalka Jabuuti.