DHAGEYSO:- Hogaanmiyaha Jubbaland oo daahfuray Carwada ganacsiga Jubaland

0

Hogaamiyaha Maamulka jubaland ayaa maanta Kismaayo ku daah furay Bandiga Carwada ganacsiga Jubaland,kadib shir ka furmay magaaladda Kismaayo ,waxaana kaso qayb galay masuuliyiin Ganacsato.

Axmed madoobe oo khudbad kajeediyeey daahfurka Carwada ayaa ka hadlay Ganacsiga iyo hormarka degaanadda Jubbaland iyo doorka Ganacsatadda.