DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo” Siyaasiyin Caraysan oo luf luf doon ah ayaa jirra “

0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay jaaliyadda Somaliyeed ee kenya la hadlayeey ayaa ka hadlay talaabooyinka ay ku guulaystay xukumadda uu hoggaaminayo.

Sido kale Mudane Farmaajo ayaa weraar afka ah ku qaaday qaar kamid ah siyaasiyiinta dhaliila dowladdisa,isagoo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin dacayad raqiis la wareegaya guddaha dalka.