DHAGEYSO:- Galmudug oo lagu eedeyeey Fashilka dib u heshinta belaha Galgaduud

0

Iyadoo Kol Hore Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Xoogga Dalka Gaar Ahaana Qaybta 21-aad Iyo Kuwa Ay Ku Baxeen Deegaano Dhaca Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Si Ay U Kala Dhex-galaan Isla-Markaana Uwada Hadashiiyaan Beelo Walaalo Ah Oo Ku Dagaallamay Galbeedka Degmada Balan-Bale Ee Waqooyiga Gobolka Gal-Gaduud Ayaa Hadda Waxaa Muuqata In Weli Dagaalkaasi Aan Heshiis Nabadeed Laga Gaarin.

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Degmada Balan-Bale Oo La Hadlay Warbaahinta Ayaa Sheegay In Wada-hadal Labada Dhinac horay u Dhex-Maray Uu Fashil Kusoo Gaban-Gaboobay Isla-Markaana Aan Wax natiijo Ah Laga Gaarin.