DHAGEYSO:- Barakacayal xalad adag haysto ,Baaqna diray

0

Agaasime ku xigeenka hay’adda daryeelka Bulshadda Puntland shucayb siciid maxamed oo waraysi siyeey Allgalgaduud ayaa ka hadlay kormeer uu ku tagay xeryaha baracayaasha Burtinle.

Shacayb ayaa u kuurgalayeey xaladda nololeed ee baracayaasha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal wuxuuna sheegay inay haysto xaalad u baahan in wax laga qabto dadkaasna daryeel guudna loo sameeyo.