DHAGEYSO:- Reer Guura xaladd adag ku haysto gobalka Mudug

0

Inta dhaxeysa Degmada kala beyr iyo tuulada Jalam waxaa laga soo sheegayaa in halkaas dhibaato nololeed ay ku haysato dad reer miyi ah oo Xoolohii ay dhaqan jireen ay ka dhamaadeen oo halkaas degay .

Cawil cumar Maxamed oo ka mid ah dadkaas ayaa Warbaahinta uga waramay Xaalada dadkaa iyo inta qoys ee ay ka kooban yihiin.