DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka hadlay Khilafka Federaalka & Maamuladda

0

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu gaaray Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowlad-goboleedkada Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Cabdirashiid Xiddig kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.

Shir Jaraa’id uu Wwarbaahinta u qbatay soo dhaweyn kadib aya Xildhibaanku waxa uu sheegay in ujeedka Safarkiisu uu yahay,sidii uu u booqan lahaa deegaanadii laga soo doortay ee uu Xildhibaanka u yahay.