DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Maxakamada Ciidamada oo Digniin Culus soo saaray

0

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Xasan Cali nuur Shuute ayaa sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin in hubka ay ciidamada ku wada kaftamaan.

Waxa uu sheegay in hubka uusan geli Karin in lagu kaftamo ama qof lagu taago,waxaana uu Ciidamada ka dalbaday inay joojiyaan in qof qori ay ku taagaan,isaga oo digniin u diray.