DHAGEYSO:- Kaluumaysto ka cabanaya jariifayaal

0

Maamulka degmada Gumbax ee gobolka Garada fuu ayaa sheegay in ay ladagaalami doonaa doonayaha jariifka ah ee dhibaatada ku haya kaluumaysatada degamada ,

Gudoomiye kuxigeenka degmada gumbax ee gobolka garada fuu Abshir jaamac Yuusuf ayaa warbaahinta uga waramay talaabooyinka ay damacsan yihiin in ay kaga howlgalaan xeebaha degmada.