DHAGEYSO:- Axmed madoobe oo amanay Xasan sheekh

0

xili uu gaaray magaaladda kismaayo ee xarunta maamulka kumeel gaarka ah ee jubbaland xasan sheekh madaxweynihii horre ee somaliya ayaa waxaa amaan balaaran u jeediyeey axmed madoobe hogaamiya jubbaland.

Axmed madoobe ayaa sheegay in xasan sheekh uu ahaa aas aasayaashi maamuladda dalka,isagoo amaan kala duldhacay.