DHAGEYSO:- Xuska dhalashadda Nabigeena Muxamed oo lagu qabanayo Garoowe

0

Shiikh Jaamac Cali Liibaan iyo Cabdinaasir Shiikh Maxamed Cumar oo kamid ah culima’udiinka Magaalada Garoowe ayaa kuu baaqay in laga qayb-galo dhalashada xuska Nabiga Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee NNKH oo lagu qaban doonno Galabta iyo Caawa Garoowe .