DHAGEYSO:- Duqa cusub ee Gaalkacyo oo fariin u diray shacabka gobalka mudug

0

Yaasin cabdisamad Duqa kumeel gaarka ah ee magaaladda gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo madaxweyne gaas u magacaabay shalay xilkaas ayaa waraysigiisi ugu horeyeey bixiyeey

Nabadoon yaasin cabdisamad ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo in madaxweyne gaas uu si kumeel gaar ah ugu magacaabay duqa Gaalkcyo,isago sheegay in amniga iyo bilicda magaaladda uu wax ka baddali doono muddada yar ee uu xafiisku joogo.

Shacabka Gaalkacyo ayuu ugu baaqay inay la shaqeyaan maadama xil culus oo dhiibay,wuxuuna sheegay in uu isbaddal dhinac walba ah ka dhalindoono gobalka Mudug.