Madaxweynaha Puntland oo Kala Diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr. 175, November 17 2018, ku kala diray Golaha Dagaanka Degmada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda
Puntland.

Markuu tixgeliyey: Tala soo jeedinta

Wasaaradda Arrimaha Gudahada, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta
Reer Miyiga.

Markay caddaatay: in ay hanan-waayeen
shaqadii loo igmaday.

Wuxuu Xeeriyey.

1. Waxaa la kala diray Golaha Dagaanka
Degmada Gaalkacyo.

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu
Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay
Madaxweynuhu.