DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Balcad oo Dowladda Dhexe u jeediyay eedeymo culus

0

Maamulka Degmada Balcad ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in sidii Al Shabaab oo kale ay ula dhaqanto shacabka degan degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Gudoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdug ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay ku qabaan dadka degan Degmada Balcad, ciidamda Dowladda ee ku sugan koontaroolka laga soo galo Muqdisho.