DHAGEYSO:-Faah Faahin galmudug oo gacanta ku dhigtay gaari siday waxlaha qarxa

0

Ciidamada Amaanka Maamulka Gal-mudug Ayaa Magaalada Cabud-Waaq Ee Waqooyiga Gobolka Gal-Gaduud Waxa Ay Ku Qabteen Gawaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buushay Sida Ay Sheegeen Mas’uuliyiin Dhinaca Amniga Ah Oo Ka Tirsan Maamulka Gal-mudg.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Amniga Maamulka Gal-Mudug Mahad Xasan Max’ed Ayaa Tilmaamay In Gawaaridan Shalay Lagu Qabtay Gudaha Magaalada Cabud-Waaq.