DHAGEYSO:-Shirka golaha wasiirada Jubbaland oo looga hadlay arimo xasaasi ah

0

Hogaamiyaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada Jubbaland.

Ugu horayn Hogaamiyaha Jubbaland ayaa ka warbixiyay xaaladahii u danbeeyay ee dalka gaar ahaan Jubbaland iyadoo wasaarada Amnigana laga dhagaystay xaaladaha amniga.

Wasaarada Arimaha gudaha ayaa ka warbixisay qaybinta xeerka lagu dhisayo gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbalana xeerkan ayaa dhawaan la guda gali doona akhrintiisa koobad iyadoo kadibna uu golahu ansixin doono