DHAGEYSO:-Maamulka Jubbaland Oo Digniin U Diray Dadka Baraha Bulshada Ku Faafiya Wararka

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Jubbaland Qaybta Jubbada Hoose gaashanle Sarre Maxamed Naasir Guuleed ayaa digniin waxa uu u diray dadka Wararka ku qora Barasha Bulshada,sigaar ahna uga hadla Arrimaha Jubbaland.

Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlayay Magalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegay in Jubbaland marnaba aqbali Karin in Warra been abuur ah Baraha Bulshada looga faafiyo,cidii lagu arkaana tallaabo ay ka qaadi doonaan.