DHAGEYSO:-Gudoomiye Yariisow ayaa soogootin usameeyey safiirka Turkiga

0

Maamulka Gobolka Banaadir oo munaasabad sagootin ah magaalada Muqdisho ugu sameeyey safiirkii Turkiga ee Soomaaliya, Olgan Bakar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya.