Faah Faahin:- Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magalada Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Laba-Dhagax ee degmada wartanabada ee Gobolkan Banaadir waxa ay ku dilen wiil Dhalinyaro.

Dad tegay Goobta uu dilka ka dhacay ayaa Allgalduud waxa ay u sheegeen in tag ku hubeysna bastoolado ay toogteen Wiilkaas oo aan weli la garan waxa uu ahaa,

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay,waxana socda baaritaano ay wadaan.