DHAGEYSO:-Maxaa Ka Jira In Gudoomiyaasha Degmooyinka Muqdisho Ay Guryahooda ka Carareen

0

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) iyo Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa lagu eedeeyay iney ku fashilmeen sugida amniga magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.

Korneel Cabdi Aadan Bare oo ah khabiir dhanka Amniga ayaa ka hadlay xaalada guud ee amniga magaalada muqdisho, iyo iney jiraan gudoomiyaal degmo  oo cabsi darteed habeenkii aan seexan karin xarumaha degmadaasi sababa baqdin ay ka qabaan weeraro.