DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Etoobiya somaaliya Faragalin ku hayso

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay ina 30-Sanno kahor fargelin lagu haayay Soomaaliya sigaar ah ay ku heysay Dowladda Federaalka Itoobiya faragelin toos ah Arrimaha Soomaaliya.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in uu la kulmay dhowr Sano kahor Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Xayle Mariam,isla markaana uu ka dalbaday inay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan dalka Soomaaliya.

Hayeeshee uu sheegay in taasi ay dhalisay heerka Maanta ay soomaaliya joogto iyo xiriirka tooska ah ee dhanka Siyaasada oo ay la leedahay Wadamada Gobolka.