DHAGEYSO:- Ugaas Taakoy iyo Cuqaal kale oo Nabadeyn ka dhex bilabay beelo diriray

0

Odoyaal iyo waxgarad uu horkacayay Ugaas Axmed Barre “Taakooy” ayaa ciidamo kala dhex dhigay Beelo walaalo ah oo shaqaaqo dhalisay dhimasho iyo dhaawacay ku dhexmartay dhawaan deegaanka Hardis oo 30 KM
ujira degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud.

Beelahaan is horfadhiya ayaa lakala dhexdhigay Ciidamo iskugu jira Milatari iyo Nabad Sugid

Suldaan Cabdinaasir Xasan Xirsi oo kamid ah waxgaradka ku howlan Nabadeentan iyo sidii loo kala qaadi lahaa Ciidamada dhiyacyada diriray ayaa waraysi uu siiyay Allgalgaduud waxaa uu sheegay in ka dhaqan ahaan ay wadaan sidii Nabad loo dhex dhigi lahaa Beelaha diriray oo ku kala abtirsada Balanballe iyo Gurceel.Waraysiga Suldaan Cabdinaasir Xasan Xirsi