DHAGEYSO:- Gabadhii ugu horeysay oo somali ah xilka ka qaata QM oo sir Culus bananka kentay

0

faadumo dayib oo ah gabara Somaaliyeed waxayna dhawaan iska casishay agaasinka Haweenka Qaramada midooey ee somaaliya ,xilkaas oo ah xilkii ugu sareyeey oo QM Ka qabato gaar somaliyeed,

Faadumo sanadkii 2017 waxay isku sharaxday xilka madaxweynimada somaaliya ,shaacinteeda dhawaan inay iska casishay Qm waxay ku saababaysay arriimo dhowr ah oo ay kamid tahay mida takoor lagula kacay.

Xafiiska QM ee somaaliya ayeey faadumo ka howlgali jirtay,waxayna shaqo ka tagisteeda ku micnaysay midabtakoor iyo cagajugleyn, soomaali nacayb, iyo in si toos uu ugu sheegay qof soomaali ah meeshaan lagama rabo peter De clerk ayaa sidaas ka horyiri faadumo dayib.